Home page

Aqris

Bruno Coudoin (readingv.xml)
Tababarka aqrinta taagtaagan
Aqri liiska toosan ee ereyada kana fiiri in ereyga lagusiiyay uu ku jiro
Tababarka aqrinta oo waqti xaddidan leh
Miiska dhiniciisa midig ee kore waxaa ka soo baxaaya erey. Dhinaca bidix, liis ereyo ka kooban ayaa kuu muuqanaayo waana kaa qarsoomaayaan. Ereyga lagusiiyay ma'kamidyahay ereyada liiska ku jira?  
by : bruno